Maamulka K/Galbeed oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Baydhabo

Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed ayaa shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Kulankii golaha wasiirada ee uu shir guddoominayay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin amniga cadaaladda iyo dagaalka ka dhanka ah argagaxisada sida warka loo dhigay. Waxay … Continue reading Maamulka K/Galbeed oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Baydhabo